Ururkii Qaramada
(m.l)

Urur la sameeyey dagaalkii adduunka ee kowaad kaddib, kasoo loo dhisay horumarinta Iskaashiga caalamiga iyo ka hortagga dagaal, wuxuuna burburiyey dagaalkii II ee Adduunka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Ururkii Qaramada

gole-ku-simid [m.dh]
(siyaa.) Awodda xukunka maamuka ee ay bixisay Ururkii Qaramada dagaalkii kowaad ka dib.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg